Shacab careysan oo dibed-bax rabshado wata ka dhigay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Shacab boqolaal gaaraya ayaa maanta bannaanbax careysan ka dhigay qeybo ka mid ah Muqdisho, iyagoo xiray qaar ka mid ah jidadka magaalada. Dadka dibed-baxayey ayaa dalbanayey in cadaaladda la horkeeno dadkii ka danbeeyay dilkii guddoomiyaha degmada Hodan oo xalay ku baxay rasaas ay fureen askar ka tirsan ciidaamada DF. Shacabka dibad baxayey ayaa xiray isgoyska … Continue reading Shacab careysan oo dibed-bax rabshado wata ka dhigay Muqdisho (Daawo Sawirro)